Muwaadin Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay magaalada Cape Town

Kooxo burcad hubeesan ayaa caawa Deegaanka Philip oo katirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa goob ganacsi . Cabdi Calas Guure oo kamid ah Hogaanka Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Cape Town ayaa noo xaqiijiyay dilka Caawa loo geestay Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray  Yuusuf Xuseen … Continue reading Muwaadin Soomaaliyeed oo caawa lagu dilay magaalada Cape Town